Madaxda itoobiya & Eritreya oo 20 sano ka dib furay xadka labada dal (Daawo Sawirro)

Hogaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea ayaa dib u furay xadkii dhulka la isaga tallaabi jiray ee labada dal oo la xiray labaatan sano ka hor markii ay dagaalka xun galeen dalalakan dariska ah. Arrintan ayaa waddada u xaaraysa in ay dib u midoobaan kumannaan qoys labada dhinac ku kala xayirmay. Dib u furitaanka waddada gobolka Zalambesa … Continue reading Madaxda itoobiya & Eritreya oo 20 sano ka dib furay xadka labada dal (Daawo Sawirro)